dorraadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Maalinta la joogo maalinteeda saddexaad ee la soo dhaafay, maalintii shalay ka horreysay. ld darraad, dorraato.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
darraadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dorraad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dorraatoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dorraad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00