dorraato

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dorraad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dorraad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Maalinta la joogo maalinteeda saddexaad ee la soo dhaafay, maalintii shalay ka horreysay. ld darraad, dorraato.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur