dowddar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof mashaqeeste ah oo aan wax laheyn. ld dawdar¹.
  2. Mashaqeyste aan wax lahayn noqosho (qof). ld dawdar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dawdar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dowddar¹; dawdarid.
  2. 1. Isku d.: koox dad ah dhexgelid. 2. ld dowddar².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur