dowddaridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dowddar². ld dawdarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dowddarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Qof mashaqeeste ah oo aan wax laheyn. ld dawdar¹.Mashaqeyste aan wax lahayn noqosho (qof). ld dawdar².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dawdaridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg dawdar². ld dawdar¹; dowddarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0