dowlin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dowli². ld dawlin, dawlis, dowlis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dowli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (-iyo, m.dh) Xarig adag, dheer, oo inta wadaanta lagu xiro, ceelasha lagu shubo. 2. ld duwali (2). ld dawli¹.
  2. Ceel dowli ku shubid. ld dawli².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dawlin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dowlin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dawlis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dowlis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dowlis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dowlin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur