dowli
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. (-iyo, m.dh) Xarig adag, dheer, oo inta wadaanta lagu xiro, ceelasha lagu shubo. 2. ld duwali (2). ld dawli¹.
- Ceel dowli ku shubid. ld dawli².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

