dubaaradQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac ka wada cad, ama dhibco is la eg ku leh; habar.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
habarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Haruubka haanta.1. Naag duq ah. 2. Hooyo. 3. Dubaarad, dubnad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0