habarQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Haruubka haanta.1. Naag duq ah. 2. Hooyo. 3. Dubaarad, dubnad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
hooyoQaabnax: m.l.wMacnaha:eeg hoy.1. Qof dumar ah oo wax dhashay. 2. Erey gacalo. 3. U.j: hooyoy! 4. U.j: wiilkaygiyow!; gabadhaydiyey.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00