dubbadhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dubbadhicid.
  2. Isku d.: is abaabulid; is habayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dubbadhicid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dubbadhac². ld dubbadhac¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur