dubbur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tuubada dheef-shiidka afkeeda hore ee saxaradu ka baxdo; futo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

futo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Afka malawadku ku dhammaado oo saxaradu ka baxdo. 2. Halka dhulka la dhigto marka dadku fariisanayo; sal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur