Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- ld dublo.
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
- Qalab yar oo leh af ballaaran oo wareegsan iyo dabo dhuuban oo dhuun leh oo weelasha afka dhuubanhooraha lagula shubo. ld diblad, diblo, dublad.