dubudhac

Qaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective

Macnaha:

  1. ld dibdhac1.

dibdhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Daahidda laga daaho ballan iwm. ld dibdhicid.
  2. 1. Waqtigii la rabay ka gadaal marid. 2. Heer wanaagsan oo lagu sugnaa hoos uga dhicid.