daah
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Dibdhac; raagis; dubudhac. 2. ld daahid.
- Ilixir laga sameeyay dhar ama shiraac ama wax kale oo lagu xiro albaabbada iyo khalfadaha iwm ama qolalka lagu kala gooyo.
- (riw.) D. masraxiyeed: ilxir loo adeegsado goobta masraxiyadda.
- Ilixir u yeelid.
- 1. Raagid; dib u dhicid. 2. Ka soo d.: madaxqaad; cudur ka kicid; diif cudur ka muuqato.

