dugaagadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Garaangar dahab, qalin iwm ka sameysan oo haweenku gacmaha gashadaan xarrago darteed.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00