balac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Daymo, milicsi. 2. B. ka sii/b. ku sii: bal fiiri.
  2. Dugaagad ballaaran, xardhan oo macdan ka samaysanoo haweenka ku xarragoodaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur