duggaafad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dukaafad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dukaafad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Meel qashinka lagu daadsho; qashinqub. ld duggaafad, kuddaafad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur