dukaafadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-do, m.l)Macnaha:Meel qashinka lagu daadsho; qashinqub. ld duggaafad, kuddaafad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
qashinqubQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-byo, m.dh)Macnaha:Meel qashinka lagu daadsho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
duggaafadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dukaafad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
kuddaafadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dukaafad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0