dulbaax

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xuub jilicsan, cad oo haragga iyo hilibka u kala dhexeeya. 2. Hilib aan marax ahayn. 3. Dooxo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dooxo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. Dhul hooseeya oo dhinacyada buuro ama dhulal sarreeya ka xigan.
  2. (juqr.) Godan dhuuban, dheer oo dhulka korkiisa ah, oo badanaa leh tiiro hoosaad caadi joogto u ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur