dooxo
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-ooyin, m.l)
Macnaha:
- Dhul hooseeya oo dhinacyada buuro ama dhulal sarreeya ka xigan.
- (juqr.) Godan dhuuban, dheer oo dhulka korkiisa ah, oo badanaa leh tiiro hoosaad caadi joogto u ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

