dulfadhi
Qaabnax: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2
Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Macnaha:
- 1. Wax meel ku sugan la joogid si looga warqabo. 2. Wax duljoogid iyadoo aan wax laga qabaneyn. 3. Wax meel ku sugan ilaalin. Tus. “Ciidan baa na dulfadhiya”.

