dulfadhiyid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dulfadhi. ld dulfadhin.

dulfadhi

Qaabnax: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2

Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)

Macnaha:

  1. 1. Wax meel ku sugan la joogid si looga warqabo. 2. Wax duljoogid iyadoo aan wax laga qabaneyn. 3. Wax meel ku sugan ilaalin. Tus. “Ciidan baa na dulfadhiya”.

dulfadhin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dulfadhiyid.