duljoog
Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1
Isrogrogga: (-gay, -gtay)
Macnaha:
- 1. Wax meel ku sugan la joogid si looga warqabo. 2. Hawl iwm iska dul taagnaan iyadoo aan wax laga qabaneyn. 3. Cid dhaqdhaqaaqeed ilaalin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

