dulmi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Fal sameyntiisu cid xadgudub ku tahay. ld dulan¹, dulin (2), dulun¹.
  2. Cid dulun ku sameyn. ld dulan², dulin², dulun².

dulan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dulmi¹.
  2. ld dulmi².

dulun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dulmi¹.
  2. ld dulmi².

dulin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Cayayaanka yaryar ee xoolaha ku dul nool; qaniin; deriskunnoole.. 2. ld dulmi¹.