Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg durduri. ld durduris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
Biyo si joogto ah oo aan kala go'lahayn u socosho.
Si culus u ordid (geel); baabbacayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur