durduri

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Biyo si joogto ah oo aan kala go'lahayn u socosho.
  2. Si culus u ordid (geel); baabbacayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

baabbacayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg baabbacee. ld baabbacays, baabbaco (2).

Lamidka: baabbacee, baabbacays, baabbaco

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur