durduuridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg durduur².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
durduurQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Rakaad. 2. Ladaab. 3. Biyo la siiyo neef hore u cabbay.Xoolo hore u cabbay biyo ay ku noq-noqdaan siin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00