durraamo

Qaabnax: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. D. ah: neef in lagu allebaryo loogu talaggalay.
  2. 1. (f.g) Ilaah baryid. 2. (f.g/lg) Ka d./d.: wax weyddiisasho saraadii ku jirto; yu'asho; dhaawasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yu'asho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg yu'o. ld yu'ad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

dhaawasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg dhaawo. ld dhawasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur