yu'asho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg yu'o. ld yu'ad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yu'o

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-'day, -'atay)

Macnaha:

  1. 1. Wax cawryid. 2. Wax habaarid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

yu'ad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld yu'asho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur