duudduubmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg duudduuban¹. ld duubduubmid.

duudduuban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. Wax duudduub yeeshay noqosho. ld duubduuban¹.
  2. Wax duudduub yeeshay ahaansho. ld duubduuban².

duubduubmid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld duudduubmid.