duudduuban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. Wax duudduub yeeshay noqosho. ld duubduuban¹.
  2. Wax duudduub yeeshay ahaansho. ld duubduuban².

duubduuban

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)

Macnaha:

  1. ld duudduuban¹.
  2. ld duudduuban.