duugidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg duug³. ld duug² (2), duugis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
duugQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Wax muddo badan lagu dhaq- mayey.(taar.) (qadiim) Waxay tilmaamaysa waayadii hore, xilliyadii Masaaridii hore, Giriiga, iyo Roomaanka.1. Xoolaha la qalo marka qof dhinto; axan; qoriqaad. 2. ld duugid.1. Wax xabaalid. 2. Qof muruqyadu xanuunayaan u daliigid. 3. Harag iwm jilcin. 4. Geellisid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
duugisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld duugid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0