duug
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Wax muddo badan lagu dhaq- mayey.
- (taar.) (qadiim) Waxay tilmaamaysa waayadii hore, xilliyadii Masaaridii hore, Giriiga, iyo Roomaanka.
- 1. Xoolaha la qalo marka qof dhinto; axan; qoriqaad. 2. ld duugid.
- 1. Wax xabaalid. 2. Qof muruqyadu xanuunayaan u daliigid. 3. Harag iwm jilcin. 4. Geellisid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

