duxidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dux³.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
duxQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dufan, dheef, shux.(baay.) Koox iskudhis oorgaanika ah oo laga helo noolayasha kuwaas oo aan ku milmin biyaha haseyeeshee ku milma milayaasha oorgaanikada sida koloorofoom, baasiin iwm.Laf iwm dufan dibadda u soo saarid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00