eebasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg eebo².

Lamidka: eebo

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

eebo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Nooc ka mid ah warmaha yaryar oo la tuuro. 2. Balaayo.
  2. Magangelid (qof).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur