eeboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:1. Nooc ka mid ah warmaha yaryar oo la tuuro. 2. Balaayo.Magangelid (qof).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
balaayoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld belaayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0