eedbixid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg eedbax².

Lamidka: eedbax

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

eedbax

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. E. ah: wax uu isku daafaco qof eed lo haysto.
  2. Cid eed loo haystay iska daaficid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur