Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
ld eedqaadid.
Lamidka: eedqaadid
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: eedqaad, eedqaadis
Macnaha:
Xumaan la falay eeddeeda qaadid. ld eedqaad (2), eedqaadis.
Lamidka: eedqaad, eedqaadis
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur