eedqaadidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: eedqaad, eedqaadisMacnaha:Xumaan la falay eeddeeda qaadid. ld eedqaad (2), eedqaadis.Lamidka: eedqaad, eedqaadisSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
eedqaadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. E. ah: xumaan la falay eeddeeda qaadid. 2. ld eedqaadid.Lamidka: eedqaadidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
eedqaadisQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld eedqaadid.Lamidka: eedqaadidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0