eedsiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg eedsii. ld eedsiis.

Lamidka: eedsii, eedsiis

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

eedsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Fal, arrin iwm ah oo cidi samaysay in ay natijijo xun kala kulanto gayeysiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

eedsiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld eedsiin.

Lamidka: eedsiin

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur