ekow
Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3
Isrogrogga: (-kaaday, -kaatay)
Macnaha:
- 1. Xoolo meel ku baahid. 2. Ku e.: meel ku sugnaan. 3. U e.: wax, wax kale muuqaalkiisa leh noqosho. 4. La e.: wax, wax kale la jin ah noqosho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

