ekaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. eeg ekow. ld Ekaad; ekaan.

ekaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg eg. ld ekaansho (2).

ekow

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-kaaday, -kaatay)

Macnaha:

  1. 1. Xoolo meel ku baahid. 2. Ku e.: meel ku sugnaan. 3. U e.: wax, wax kale muuqaalkiisa leh noqosho. 4. La e.: wax, wax kale la jin ah noqosho.

ekaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ekaansho (1).