elegtroonig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Habab kala duwan oo ay adeegsadaan aaladaha elegtaroonka ku shaqeeya sida raadarada, telefeeshinnada, combiyuutarka iwm. ld eletaaroonig, eletroonig.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

eletaaroonig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld elegtroonig.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

eletroonig

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld elegtroonig.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur