eletaaroonigQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld elegtroonig.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
elegtroonigQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Habab kala duwan oo ay adeegsadaan aaladaha elegtaroonka ku shaqeeya sida raadarada, telefeeshinnada, combiyuutarka iwm. ld eletaaroonig, eletroonig.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00