elji

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Goodir lab oo aad u da'weyn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur