firinfirleQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Neef mar hore dhalay oo caano yareeyay oo aan la caweysimin ee geeljiruhu fiidka hore maalo; juno.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
junoQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:ld junuf.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0