ergashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ergo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ergoQaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine PluralMacnaha:1. eeg ergey. 2. Dhambaal nabad lagu doonayo.Ereg u qaadasho ama u dhiibasho (wax).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0