margashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg margo². ld mergasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
margoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Qabashada nafley cunaha la qabto iyadoo neefta lagu celinayo ceego. ld mergo¹.Wax cunaheeda cunto aan mari karin isku taagtay noqosho (nafley). ld mergo².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
mergashoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld margasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0