eri

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld ari. 2. Cayrinta la cayriyo xoolo, dad, baabuur iwm.
  2. ld eryid.
  3. 1. Wax cayrin. 2. Nafley meel ay ku noolayd in ay joogto u diidid. 3. Ku e.: dalool wax ku librin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ari

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Nooc ka mid ah meesiyada la dhaqdo, ku dhala shan bilood, had iyo jeer la nool xaaska oo ka kooban riyo iyo ido. ld eri¹ (1).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

eryid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg eri³. ld eri², erin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur