ci

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cod dheer oo ay nafleyda qaar sida shimbiraha, bahallada iwm sameeyaan.
  2. 1. (f.g/mg) Soo c./u soo c./u c.: xoolo, shimbir iwm cod dheer ku dhawaaaqid. 2. Cid u yeerid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur