eynfaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld eyfaad¹.
  2. ld eyfaad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

eyfaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Arrin murugsan daawo u helid. ld eynfaad¹.
  2. Dhibaato culus awgeed la dalaabid. ld eynfaad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur